Red background

Waxaa loogu bishaareynayaa bulsho weynta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu u diyaariyay machadka Sacaada duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho wuu kula soconayaa hadaba hadaan kuu sharaxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono hadii uu Allah SWT raali ka noqdo waa sidan soo socota waxaa la guu dhigi doonaa… – Higaada Carabiga ta ugu saxsan – Barashada Quraanka Kariimka ah iyo Xifdigiisa Tajwiidka – Barashada Luqada Carabiga – Caqiidada – Fiqiga – Xadiiska – Iyo Siiradii Rasuulka CSW

Red background
sheikh-sudeisi sheikh-minshary-al-afasy sheikh-abd-al-bassit
sheikh-abu-bakr-al-shatri saad-al-ghamidy sheikh-ali-jaber
Red background
-In loo noqdo qabsashada kitabka iyo sunnada iyadoo loo fahmayo siday u fahmeen salafkii ummadu (r.w.c). -In loo socdo la dagaalanka jahliga iyo in la xasiliyo cilmiga sharciga ah arinkaasna dadaal lagu bixiyo.

-In laga dhiso umada islaamka ah caqiidada saxda ah laguna barbaariyo dayarta kitabka iyo sunnaha.

-In laga saxo umada bayska hoose si aanay hadhaw ugu noqonin Caqabad waxbarashadu .

-In lasoosaaro ubad ka dhisan aqoonta diinta kuna tarbiyaysan akhlaaqda diinta ee suuban .

-Indhammaan bulshada la gaadhsiiyo iftiinkii iyo hanuunkii uu inooga tagay nabi muxamad (N.n.k.h)

-In lasoosaaro xufaad ALLAAH kitaabkisa xambaarsan cilmi ahaan iyo camal ahaan labadaba.

-In laga dhigo guryaheena goobo uu kasocdo dikriga Allaah laguna nuuriyo xuska Allaah (s.w.t).

Shuruudaha ardayga looga baahayn yahay Fadlan wakhtiga xiisadaha ha la ilaaliyo haddii ay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo haddii wax cudur daar ahi jirin Inta casharka labixinayo waa in aan lagu mashqulin tv ama phone iwm waa in la iska damiyaa

cattura
Red background
ssss-sax-sax